
GORAY PODCAST | Aqoon iyo Waayoaragnimo Nololeed | Prof. Dalxa Marti Galiye: Goray Daahir Marti ku ah: Prof. Mohamed Cumar Dalxa Producer: IBrahim CM Production: Sultan Films GORAY PODCAST Waa Barnaamij aanu ku waraysanayno dad aynu u aragno inay bulshada kusoo kordhin karaan aqoon iyo ogaalkoodana kobcin karaan.