
Goray Podcast | Macalinka Ku Dayashada Mudan | Nawaal Shariif
Marti Galiye: Goray Daahir Marti ku ah: Nawaal Shariif Producer: IBrahim CM
Production: Sultan Films GORAY PODCAST Waa Barnaamij aanu ku waraysanayno dad aynu u aragno inay bulshada kusoo kordhin karaan aqoon iyo ogaalkoodana kobcin karaan.