Home
Categories
EXPLORE
True Crime
Comedy
Business
Society & Culture
Sports
TV & Film
History
About Us
Contact Us
Copyright
© 2024 PodJoint
00:00 / 00:00
Sign in

or

Don't have an account?
Sign up
Forgot password
https://is1-ssl.mzstatic.com/image/thumb/Podcasts124/v4/3d/98/f4/3d98f431-68de-8c0a-d69f-91d4c45507aa/mza_13744141418306036843.jpg/600x600bb.jpg
Wardoon Podcast
Wardoon Podcast
8 episodes
4 hours ago
Wardoon podcast is weekly podcsting Kusoo dhawaada barnaamijka ila-hadal podcast oo noqon doono mid aan ku faaqidi doono:- arimaha bulshada, maadeysi, cayaaraha fanka iyo suugaanta iyo hadba dhacdooyinka markaasi taagan oo aan re-action ka bixin doono. Barnaamijka waxaad todobaadkiiba labo goor ka dhawaan doontaan janaalkeena YouTube-ka sidoo kale ka dhageysan doontaan dhamaan goobaha laga dhageysto podcast-yada sida spotify, apple podcast iyo waliba google podcast adiga oo ku qoraya oo Wardoon podcast.
Show more...
Entertainment News
News
RSS
All content for Wardoon Podcast is the property of Wardoon Podcast and is served directly from their servers with no modification, redirects, or rehosting. The podcast is not affiliated with or endorsed by Podjoint in any way.
Wardoon podcast is weekly podcsting Kusoo dhawaada barnaamijka ila-hadal podcast oo noqon doono mid aan ku faaqidi doono:- arimaha bulshada, maadeysi, cayaaraha fanka iyo suugaanta iyo hadba dhacdooyinka markaasi taagan oo aan re-action ka bixin doono. Barnaamijka waxaad todobaadkiiba labo goor ka dhawaan doontaan janaalkeena YouTube-ka sidoo kale ka dhageysan doontaan dhamaan goobaha laga dhageysto podcast-yada sida spotify, apple podcast iyo waliba google podcast adiga oo ku qoraya oo Wardoon podcast.
Show more...
Entertainment News
News
https://d3t3ozftmdmh3i.cloudfront.net/production/podcast_uploaded_episode/6318897/6318897-1593820705542-a9f60c8473ee.jpg
Macalin dugsi Quraan oo fara xumeeyay gabar 8-sano jir ah. Falceln - Wardoon #Episode 002
Wardoon Podcast
23 minutes 55 seconds
5 years ago
Macalin dugsi Quraan oo fara xumeeyay gabar 8-sano jir ah. Falceln - Wardoon #Episode 002

Todobaadkaan barnaamijka waxaan ku gorfeyn doonaa dhacdo xanuun badan oo dhawaan dalka Soomaaliya ka dhacday. Dhawaan ayaa lagu faafiyay baraha bulshada nin sheegay in uu yahay macalin dugsi Quraan balse aan u aragno in uu yahay QOF aanan fiyoobeyn.  Ninka ayaa fara xumeyay gabar  yar oo da'deedu lagu sheegay 8 sano jir. 

Ninka oo kasoo muuqday muuqaal lagu duubay ayaa afkiisa ka qirtay. Nooma aysan suuragalin inaan wax war ah ka helno dhinaca dhibanayaasha.  Arintaas ayaan falcelin ka sameyn doonaa waxaana qeybaha danbe ee barnaamija fariin ugu gudbin doonaa waalidiinta caruurta heysta.   

Barnaamijka waxaa iidin la socod siinaya   

Producers & Edited by:   Abdifitah Nuh, Samir Khadar & Mohamed Ayaanle

Available listening platforms  ---- Podcast ---  

Anchor https://anchor.fm/wardoon-podcast 

Spotify https://open.spotify.com/show/2eFaRs3... 

Apple Podcasts https://podcasts.apple.com/us/podcast... 

Google Podcasts https://www.google.com/podcasts?feed=... 

Breaker https://www.breaker.audio/wardoon-pod... 

Pocket Casts https://pca.st/8hi99g8g 

RadioPublic https://radiopublic.com/wardoon-podca... 

Poddtoppen: https://poddtoppen.se/podcast/1483178...