𝐂𝐀𝐀𝐅𝐈𝐌𝐀𝐀𝐃𝐒𝐀𝐍 𝐏𝐨𝐝𝐜𝐚𝐬𝐭 waa madal diiradda saaraysa caafimaadka iyo daryeelka bulshada. Waa madal lagu falanqeynayo doodaha muhiimka ah ee ku saabsan caafimaadka, wacyiga bulshada, iyo horumarinta arrimaha bulshada.Xalqadda ugu horreysa, waxaa inoogu marti ah Dr. Mohamed Derow, Bare iyo dhakhtar ku takhasusay Caafimaadka Guud, ahna Madaxa Tallaalka Qaranka.
Xalqaddan waxaan ku gorfeyn doonnaa:✅ Tallaalka guud✅ Xanuunka Gowracatada✅ Tallaalka cusub ee dalka lagu soo kordhiyay ee looga hortago cudurkaas